Masuuliyiin dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Masuuliyiin ka tirsan dowlada federaalka Somalia ayaa la xaqiijiyey iney ka mid noqdeen dhowr qof oo dhimasho iyo dhaawac ay ka soo gaartay qarax loo adeegsaday gaari miineysan oo maanta ka dhacay isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho. Agaasimihii maamulka iyo Maaliyada ee Wasaarada haweenka xukuumada Somalia Bile Ismaaciil ayaa la xaqiijiyey inuu ka mid ahaa … Continue reading Masuuliyiin dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho